Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Shiikh Shariif " Qofka Xakiimka Ah Waa Qofka kala Doorta laba Daran"

Saturday - June 7, 2008

Jabuuti: Warar aan ka xiganay ilo ku dhaw dhaw shirka ka socda jabuuti ee dhex maraya labada dhinac waa dawlada Kmg iyo mucaaradka ayaa tilmaamaya in u jiro dhawr qodob oo ay isku afgarteen hogaamiyaasha ergeda labada dhinac, lana filayo iney maalinta talaadada ah soo af jaridoonaan wada hadalkooda .