Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Bin Laaden Oo Bada Cas Dhigaya Kaabad "Bridge" Isku Xirta Jabuuti Iyo Yamen

Monday - June 2, 2008

Dubai: Shirkad ka diwaan gashan Dalka Isutaga Imaaraadka Carabta(UAE) xarunteedana tahay magaalada Dubai ayaa shaaca ka qaaday in dhawaan ay mashaariic horumarineed ka hirgalin doonto dalalka kala ah yeman iyo jabuuti.