Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Eheladii Iyo Qaraabadii Adan Xaashi Ceyrow Oo Ku Kala Aragti Noqday Dilkiisi

Tuesday - May 6, 2008

Mogadisho- Nairobi- Dubai: Warar kala duwan oo lagu kalsoonaankaro ayaa ku soo qulqulaya Warqabadka Bogaan Godogob Times oo looga soo warbixinayo dhacdadii u ku dhintay Adan Xaashi Ceyrow oo tilmaameysa in Eheladiisa ku sugan dalaal kala duwan ay sii kala duwan uga hadleen dilka Adan Cayrow .