Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Dawladda Jabuuti Oo Ka Ashtakootay Dalka Eretereya

Tuesday - May 6, 2008

Djibuti: Dawladda jabuuti ayaa sii Rasmi ah shaaca uga qaaday iney dacwad ka dhan ah dawladda Eretereya u gudbisay beesha caalamka,sidaasna waxaa cadeeyey wasiirka arimaha dibada jabuuti oo shir jaraa'id ku qabtay caasimada dalkiisa.