Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Mareykanka Oo Soo Bandhigay Kharajkii Ku Baxay Dilkii Aadan Xaashi Ceyrow

Sunday - May 4, 2008

Washiton : Dawladda Maraykanka oo intii hore ka gaabsatay in ay ka hadasho dilka Aadan Ceyrow iyada oo xaqiijinaysay dhimashadiisa ama ka cabsi qabta in uu beenoobo warkaas, sidii ku dhacday oo kale horaantii 2007-kii oo ay shaacisay in ay dileen Aadan Ceyrow.