Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Mareykanka Oo Mahad U Celiyey Reer Dhuusamareeb

Saturday - May 3, 2008



Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaabkii iyo xeeladii ciidamada Maraykanku ay u dileen taliyihii ciidamada ururka Al-Shabaab Aadan Xaashir Farax (Ceyrow). Wargayska New York Times ayaa qoray faaladii ugu xeesha dheerayd ee wargaysyada aduunku ay ka qoraan dilka Aadan Ceyrow.