Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Jaajuuskii Tabiyey Aadan Xaashi Oo Laba Saac Ka Hor Magaalada Isaga Baxay

Thursday - May 1, 2008

Washintoon: War hubintiisa weli Aan si fiican loo shaqshaqin oo hor dhac ah ayaa suxufi  laga soo xigtay in wasaaradda gaashandhiga mareykanka qaybta dabagalka iyo sirdoonkaay sheegtay in Aadan Xaashi Cayrow u dhawr jeer ka baxsaday isku day dil noocaan hadda lagu dilay oo kale, hasa ahaate markasta ilbriqsi gudaheed ayu uga baxsanayey dilkaas, waxaana u xusay in 4 Gantaal laga soo tuuray markab dushis u haleelay yoolkii u ku sugnaa Aadan