Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Shacabkii Gobolka Gedo Oo U Tafaxeytay Inu Ka Gudbo Is Jiidjiidkii Siyaasadeed Ee U ku Haftay

Wednesday - April 30, 2008

Garbahaarey: Warqabadka Bogaan Galdogob times ayaa ku soo dhacaya warbixino ka iimaanaya gobolka gedo oo soo tabinaya in maanta shacbka Gedo meel kasta ay joogaan u dabaaldagayaan xubnihi lagu soo doortay shirweynihii ka dhacay magaaladda garbahaarey, shiirkaaso guulihiisi afgaradka ka dhacay ay albaabka u furtay gobolka inu ka baxo khilaafkii mudada cakirnaa ee saameynta ku yeeshay nabadii iyo horumarkii bulshada dooneysey.