Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 23 April 2024

Horjoogayaasha Kadeeda Shaqaalaha Oo Laga Dayriyey

Saturday - April 26, 2008

Madriid: Daraasad ay ku sameeyeen khubaro Mareykan ah magaaladda Madriid ee dalka Spain oo la xariirta xaaladda caafimaadka shaqaalaha iyo wax soo saarkooda,waxaa darasadaas uga soo if baxday in caafimaadka iyo wax soo saarka shaqaalaha ay ku xirantahay dabeecada iyo asluubta horjoogayaasha ay ula dhaqmaan shaqaalaha ay madaxda u yihiin