Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Reer Yurub Oo Kaniisadahoodii " church" Iska Gadaya Markii Wax Gala La Waayey

Wednesday - April 23, 2008

Kobbenhagen: Shacuubta Reer galbeedka ayaa mudooyinkaan dambaba dhabarka waxay u jeediyeen kaniisadihii ay ku ciibaadeysan jireen albaabkana ka gali waayeen, taaso walaac iyo  walwal ku abuurtay hogaamiyaashi maamulka kanisadaha ee reer yurub.