Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Sarakiisha Itoobiyaanka Oo Soo Bandhigay Hub Ay Soo Qabteen

Wednesday - April 23, 2008

Muqdisho-  Ciidamada itoobiya ayaa saaka magaaladda mogadishi meel fagaara ah soo dhigay aalad dagaal oo isugu jira hub noocyo kala duwan oo leh kuwa waaweyn iyo yar yarba siiba rasaas aad u fara badan, waxayna sheegeen in hubkaas ay soo qabteen sadexdii maamalmood ee ay dagaalka  kula jireen maleeshiyada ka soo hor jeeda dawladda fedaraalka.