Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 17 April 2024

Burcad Badeedii Xeebaha Soomaaliya Oo Loo Dhaarsanyahay

Tuesday - April 22, 2008

New York- Dawladda faransiiska oo ay taagereyso mareykanka ayaa soo hordhigtay qoraal ay ku dooneyso in golaha amaanka qaramada midoobay looga doodo ajeendo ah in ciidama caalami ah la geeyo xeebaha soomaaliya oo si naxariis daro ah dhabarka uga jabiya afduubayaashaas.