Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Ameerika Qaadkii Uga Soo Gali Jiray Dalka Yaman Oo Cunaqabateyntii Ka Qaadeysa

Monday - April 21, 2008

Washintoon- Sanca:  Sii loo meel mariyo codsiyada jaaliyada Yaman iyo Somaalida ee Mareykanka ku dhaqan ayaa hadda mareysa gabagabadi qalin ku duugista oo dhawaan labada dhinac Yaman iyo mareykanka laga shaacindoona, taaso la filayo in xaasaska gaar ahaan soomaalida ay ka cabandoonaan fasaxidda qaadkaas oo ay ku hadaaqidoonaan "ha ku daayo caashaqu"