Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Shacabkii Puntlaand Waa Muqleeynaya

Monday - April 21, 2008

Puntland- Bosaaso: Warar looga dayrinaayo xaaladda goboladda puntlaand ayaa maalmahaan isa soo taraysa oo sheegaya in kuleylkii cunta yaridda iyo sicir bararka ay ugu darmatay xasilooni daro iyo fawdo qaf walba saameeysay.