Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Sahan "poll" laga Qaaday Soomaalida Qurbaha ku Nool Sida Ay u Kala Arkaan Obama iyo Hillaray

Friday - April 18, 2008

Ameerika- Kanada- Yurub : Xarunta Galdogob Times News Desk ayaa mudooyinkaan dambe waxay baaritaan uga hawlgaleen sidii ay ku ogaanlahaayeen Ra'yiga iyo Aragtida qurba joogaha soomaali ay ka kala qabaan labada musharax ee kala ah Sen. Obaama iyo Sen.Hilaray kilintoon.