Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

FAO: 37 Dawladood Oo Gaajo La Xogxoganaya

Monday - April 14, 2008

WashintonDC: Guddoomiyaha Bangiga Aduunka Mr. Duminek Ishtraws ayaa shaaca ka qaaday in ascaarta cuntada kor u kacday awgeed ay dhalinkarto in dawlado badan  oo dunida ka jira ay afka u dhacan saboolnimo awgeed.