Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Ciidamada D. Najeeriya oo Mogdisho ku soo fooleh.

Wednesday - January 16, 2008

Ciidamada Najeeriya oo Tababarki u gaar ahaa u dhamaaday aya la filaya iney biisha soo socota dhamaadkeeda soo galaan soomaaliya, waxaana wararka loo badinaya iney kisimaayo ka soo dagaan oo halkaas durbadiiba hawlgal ka sameeyaan wallow aan si rasmi ah weli loo shaacin. Waxaana arintaas ah in kisimaayo la qabto waxa horboodaya dawlada mareykanka oo aaminsan in halkaas ay ku dhumaaleysanayaan kooxo al- qaacida ka amar qaata.