Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ciidamada Itoobiya Oo Saldhigyo Cusub ka Sameystay Degaano ka Mid ah G. Galgaduud

Saturday - April 12, 2008

Galgaduud- Cadaado : Wararka ka immaanaya gobolka galgaduud degmada cadaado ayaa tilmaamaya in meelo ka mid ah gobolka galgaduud iyo mudug laga sameeyey xarumo ay dagaan ciidamada itoobiya iyo askar soomaaliyeed oo ka caawineysa xaga sahanka iyo wardoonka.