Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Beelaha Mudulood Oo Aan Fadhi u Kala Kicin

Thursday - April 10, 2008

Mogadisho: Wariyahayaga mogadisho oo ka soo xigtay ilo muhiim ah ayaa noo soo xaqiijiyey in beelaha Mudulood ee mogdisho daga ay shirar isdaba joog ah ku leeyihiin magaladda mogdisho daafaheeda, shiirkaas oo hadda laba cisho socda laguna kala qabtay illa hadda laba guri oo kala duwan, ayaa looga hadlaya dhawr arimood oo ay ka mid tahay sidii beesha ay uga tashan lahaayeen xaaladaha ku soo kordhay beesha dhexdeeda oo ay ugu weyntahay dagaalada ka soo oogmay degaanada mudulood.