Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

madaxweynaha soomaaliya oo ku si jeeda dalkiisa

Wednesday - January 16, 2008

Col.cabdulaahi madaxweynaha soomaaliya oo ku si jeeda dalkiisa Warar aan ka soo xiganay siyaasiyiin la socota madaxweyne cabdulaahi yusuf wxay sheegayaan in todobaadka soo socda u ku soo aadanyahay caasimada mogadisho, wararku waxay intaas raacinayaan in lafahantisu uu donahayay inu isniinta soo socota baxo laakiin takhaatiirta aya kula talisay inu daawada qaato waqtina siiyo nasiinada .