Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 1 May 2024

C/Qaadir Gaabane Oo La Yiri Saacadaha Soosocda Ayaa Loo Magacaabaya R/Wasaaraha Somaaliya

Saturday - October 6, 2012

Mogdisho: War aan iminka ka xiganay ilo muhim ah oo jooga madaxtooyada ayaa noogu hambalyeyey in C/Qaadir Cabdi Xaashi Gaabane beri subax loo magacaabayo R/Wasaaraha Somaaliya .. waxaa kalo afka loo badinaya in madaxweynaha u iminka la soo xariiray Cabduqaadir isagoo ku wargalinaaya in beri subax ku soo diyaar garoobo xarunta madaxtooyada ee Villa Somaaliya