Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Isku Shaandheyn ku Soo Socota Golaha Wasiirada

Monday - March 31, 2008

Mogadisho: Warar xaqiiqo loo badinayo aya sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusf u la soo qaaday wasiirkiisa kowaad in golaha wasiirada qaarkood lagu sameeyo isbadalo gaar ahaan kuwa waqtiga xaadirka loo arkayo iney yihiin muhiim.