Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Labadi Shariif Ee ku Sugnaa Nairoobi oo Martiqaad ka Bixiwaayey

Sunday - March 30, 2008

Nairoobi:  Xubnihi Isbahaysiga Dibu xoreynta la baxay ee saldhigoodu ahaa Asmaraee,haddana ku sugan magaaladda nairoobi ee dalka keenya ayaa bilaabay iney xiriir la sameeyaan dadyow badan oo carigaas kenya ku nool oo isugu jira ganacsato iyo siyaasiyiin.