Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Haweyneydi Qortay Sheekadii Sixiroolaha "Harry Potter" oo Sheegtay Iney Isu Dililahayd Faqri Awgiis

Saturday - March 29, 2008

London (CNN): Wargeyska the sunday times ayaa qoray war ku saabsan haweyneyda la yirahdo Anna Rawling oo dhawaan qortay buug la xariira sheekada caruurta oo la yirahado  "Harry Bottar"  Buugaas oo sheekadiisa ay ku saleysantahay sixiroole oo caruurta caalamka ay aad u xiiseyaan waxay ka qabatay lacag maalaayiin doolaar ah, taaso ay ku noqotay dumarka lagu tilmaamo hodanayaasha caalamka.