Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Casmara oo Aragtideedi Siyaasadeed Wax ka Badashay

Saturday - March 29, 2008

Casmara : Waxa warar ka soo baxaya dhinaca Eretereya ay sheegayaan in Eretereyaanku wax ka badalay siyaasadeedi ku aadaneyd so dhaweynta mucaaradka dawladeheeda jaarka la ah siiba soomaaliya, itoobiya iyo suudaan, sidaasna waxa shaacisay wakaaladaha wararka ee dawlada Eretereeya.