Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 17 April 2024

Dagaalki Saaka Mogdisho ka Bilaabmay oo sii Xoogeystey

Monday - March 24, 2008

Muqdisho- Isku dhacy dagaal ee ka socday Qeybo ka mid ah Degmada Hodan ayaa sii xoogeystay waana mid si xawli ku socoanaya, waxaana la sheegaya in Kooxaha ka soo horjeeda dawlada ay waqti kooban la wareegeen Saldhiga Degmada Hodan