Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Ciidamada Itoobiya oo Isku Fidindoona Guud ahaan Soomaaliya

Sunday - March 23, 2008

Adis-ababa, Dolow : Dawlada itoobiya ayaad mooda iney go'aansatay iney soomaaliya markale ka sameeyaan hawlgalo milatari oo ay isku fidinayaan meelo badan oo ka mid ah gobolada soomaaliya oo hadda aad moodo ama jirtaba in ay fawdo iyo qas nabadgalyo xumo ka jirto.