Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Taarikhyahan DR. Harvel Sebastina oo soo Diyaariyey Taarikh Nololeedkii AL-Mujaahid Amiir Nuur

Saturday - March 22, 2008

Taariikh nololeedka waxaa soo diyaariyay taariikh-qore Dr. Harvel Sebastian, waxaana lagu so qoray kitaabka la yiraahdo The Encyclopaedia Africana Dictionary of African Biography (Vol. 1) waxaana tarjumay Warsame ([email protected]). Photokopiga artikalka Dr. Harvel Sebastian qoray, waxaad ka akhrin kartaa linkaan,  http://i166.photobucket.com/albums/u111/Warsame101/NurIbnMujahid.jpg , Waxaana ku soo dhajindoona weebkaan qaybta artikalada si dadka soomaaliyeed ee taariikhda qora ama akhrista ay ugu noqoto Tixraac ama u wax ku darsado ama u sideeda ku qaato.