Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Madaxweyne Qadaafi oo Raaligalin iyo Cududaar ka baxshay Falka ay Geysteen Ilaaladisa

Friday - March 21, 2008

Kambala : Wararka naga soo gaaray Magaalada Kambala aya sheegaya in isku dhac xoog leh u ku yimid ciidamada amniga ilaalada madaxweyne Maxmar Qadaafi iyo kuwa Musafini, waxaana lagu sigtay isku dhacaas awgiis in halis ay galaan madaxweynayaasha shirkaas ka soo qayb galay oo u ka mid yahay madaxwenaha Soomaaliya iyo Jabuuti.