Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Generaal moorgan oo ka gaabsaday inu

Friday - March 21, 2008

Bosaaso: Waxaa muddo aan yareyn dad u badan dhalinyaro oo ka soo jeeda cariga puntlaand ay wadeen dhaqdhaqaaq ay ku doonayaan in Generaal Maxamed Saciid Xirsi Nuux ( morgan) u galo tartanka madaxtinimada puntlaand oo dhicidoona horaanta sanadka dambe ee 2009, laakiin maxamed saciid arinkaas markasta oo lagu soo qaado waa u ka gaabsanayey isagoon oran maya ama haa.