Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Madaxwene Bush oo Aqoonsaday in Dhaqaalihi Ameerka Meel Halis ah Marayo

Tuesday - March 18, 2008

Washinton :  Madaxwenaha dalka mareykanka Mr. Bush ayaa shalay daboolka ka qaaday in dhaqaalihi ameerka u waqtigaan xaadirka ah wiiqanyahay marayana meel xun oo deeyro ah waxuuna madaxweynuhu carbaabay in masiibada dhaqaale soo korortay xalinteeda  ay qaadankarto muddo dheer.