Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweynaha Macmar Al- Qadaafi iyo Museveni oo ka Shiray Xaalada Soomaaliya

Tuesday - March 18, 2008

 Kambala -Madaxweynayaasha dalalka Uganda iyo Libya,Yuweri Museveni iyo Mucamar Al Qaddaafi ayaa ka wada xaajooday xaaladah murugta leh ee ka jira dalka Somaliya iyo sida loo soo afjari karayo dhibaatada taagan.