Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

R/W Nuur Cade oo Maanta Shir Jaraaid Qabtay

Monday - March 17, 2008

 Mogadisho- Sida ay soo warinayaan wariyaasha mogdisho jooga waxay sheegeen in R/ Wasaaraha Soomaaliya ee dawlada kumg u maanta xafiiskiisa ku qabtay shir Jaraaid oo u shaaca kaga qaaday in cidamada amniga ee dalka ay ka qayb qaadandoonaan hawlaha dibu heshiisiinta ee dawladu wado.