Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Gabadhi U Kufsaday Mr. Shtraws Kan Oo Lagu Sheegay Muslimad Dharsan

Wednesday - May 18, 2011

Newyork: Mr. Bleak Dialo oo ka shaqeysta makhaayad ku taal Newyork lana dhashay gabadhi dhawaan kufsiga u ku sameyey Mr. Shtraws kan ayaa u sheegay wargeys ka soo baxa dalka faransiiska in gabadha walaashiis Nafiisaata ee dhibka kufsiga soo gaaray aysan ahayn mid ku lug leh armo shirqool, balse ayuu yiri walaashey waa qof islaam ah oo lagu yaqaano hab dhaqanka iyo caadada .

Mr. Diyaalo ayaa intaa raaciyey in walaashiis aysan ahayn qof ku lug leh fikirka siyaasadeed oo xita ma taqaano ayuu yiri duqa magaalada Newyorka