Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Galkacyo:Xaye Cala Salax,Xay Cala Falaax Walaalihi Yare Isku Laaday Oo Guul Heshiis La Dheelmaday

Friday - May 6, 2011

Galkacyo: Xasha Kulilah Warar maanta naga soo gaaray xagaa iyo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in wada-hadalki garta ee u socday walaalihi horay qadarku keenay iney isku dhacaan isla markaana degaankana u keentay dhafoor goror ayey maanta shirkoodi soo gabagabeyeen,shirkaaso gogoshiisa ay u dhamaayeen Nin aqoon leh,Aw iyo Oday oo dhamaantood ka kala socday labada dhinac, waxayna ugu dambeyn mabda' ahaan la isla gartay in Alle iyo naarta lays ku aguugaayo laga baqo oo dulmiga iyo ibteleynta nafta sokeeye aan lagu dagdagin,oo wixii ehelka kala fogeynaaya aan jaanis dambe la siin, sidaas ayaana heshiiskan hoos ku qoran la isla meel dhigay: 1- 

 ay goobti soo wada xaadireen, gaar ahaan waxaa halkaas goob joog ka ahaa madaxdi sare ee maamulk Mudug oo iyagu sida la sheegay isku-sanduleeyey jilibkana u aastay agaasinka madasha shirka iyo heshiis hawraarsan leh oo labada dhinac dhex mara.