Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Annaga Oo Ah Boqortooyada Biyo Maal Iyo Irir .. By Qorolugud News Network

Thursday - Feb 24, 2011

ANNAGA OO AH BOQORTOOYADA BIYOMAAL IYO IRIRKII LA DAGAALAMI JIRAY FAQASHTII DHIMATAY.

(1) – Waxaan marka hore u direynaa salaan iyo tahniyad cidamada Somaliland oo geysiyiinta ah. oo bakhtiga ka dhigay faqashta isku dayday in ey soo noolaato.

(2) – Labo waxaan u digeynaa kuwa ku hadaaqay oo ku riyoonaya in Maxamed Siyad Barre Fuleygii caruurta iyo naagaha leeyn jiray iyo Caruur dooxii danbile Maxamed Abdile Xasan oo naarta ugu jira danbiyadey faliyeen in ey soo noqoneyso shaqadoodii. in ey Ogaadaan arrimaha xaqiiqda ee soo socda: (a) – Somaliland ma ah hal qabiil oo kaliya ee dad badan oo ey ka dhexeyso Somaliland.tan labaad Somaliland maanta ma ah markii ee farabanaaneyd ee madfaca iyo tangiga, iyo Oromada loo soo kaxeysan jiray, ee maanta intaba iyadaa heysta tan kale haddii aad moodeen in qabiilka aad u maseyrsan tihiin ee Reer Sheikh Isaaq in yahay maddi oo aan walaalo laheyn oo idinka qabiil badan yahay oo wuxuu ka mid 114 qabiil oo Direed sidii salaan Carabey gabaga ku yiri. Cidna kama tol badna oo Irir Samaal Itobiya iyo Somaaliyaba waa dhooban yahay.

(3) – Waxaan ka maqleynay idaacadaha iyo wabsityada: Puntaland oo leh gardarada Dirta Koofureed. Haddaba: Dirta Waqooyi waa Samaroon -Gudabiirsi iyo Ciise oo ah calanka Jabuuti. Haddaad moodeen in Dirta Waqooyi ey dhiig la’dahay. Waxaan u baaqeynaa Samaroon Sacid Abdale Mandaluug Direed iyo Ciiso Curadkii ah? idinkaa nooga dhow goobta. Ma taagna sheekadu Isaaq ee waa Dirta Waqooyi !!! Maanta la’idin ogaan doonaa: Haddaad dhiig leedi hiin iyo in kale? Ma waynaan daremeyn marka looga soo duulay Somaliland Cabudwaaq, galdogob iyo Garowe iyo Dhagaxbuur. Annaga reer koofurka ah Dir iyo Hawiye waanu iman raggii hore oo jiifka ka kaca marka la sheego faqash iyo daraawishtii ina Cabdile xasan. waxaan kaloo u baaqeynaa Akishe, Gurgure iyo Jaariso. oo hadda wax fahmay. Annagu waxba kama qabno haddii dagaalka lugu ekeyo Habar jecelo iyo Dhulmahante laakiin haddii Faqashtii Maxamed Siyaad Barre meel walba isaga yeertay. Ogaada illaa Kismaayo, Doolow, Diriredawe in aannu ka imin doono.

(4)- Waxaan u sheegeynaa haddii aduunka iyo dawladnimada lugu qeybsanlahaa isir in aduunkoo dhami isku qasmi lahaa. bal daya, anaga qaarkaye ayaa dagan dalka Itobiya, oo kuwaas waa walaalahayo aannu dhiiga wadaagno haddana dal kale ayey ka tirsan yihiin. annaga oo degen magaalada marka iyo jameeme, kuwa degen xamar iyo kuwa degen waqooyi Somaliland, iyo kuwa degen Jabuuti waxaan ku abtirsanaa IRIR SAMALE Isla markaas kale calan ayaan nahay. oo qoloba qolada kale dhalashey wadaagaan haddana kale calan ayaan hoos tagnaa. Marka haddii maanoriti Harti- ina Darood hoos tago qaranka Somaaliland ha fiirsadadeen dantooda oo ha kula noolaadeen dadka ey isku dalka yihiin.