Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Ogeysiis .. Ogeysiis .. Shir Hablaha Puntland Oo Ka Dhici-doona London /UK

Friday - Feb 18, 2011

Waxaa Shabakadaan Galdogob Times maanta khadka E-mailka lagu soo gaarsiiyey ogeysiis la xariira shir weyne lagu qaban-doono magaalada London oo la doonaayo in bogiisaan lagu soo daabaco.

Shirkaas aya lagu sheegay iney isugu imaan-doonaan habalha Reer Puntland, waxaana la sheegaya in kulankaas lagu gorfen-doono arimaha si gaara u khuseeya hablaha reer Puntland.

Waqtiga Shirka: Waa Sabtida 19 Febraury 2011

Time: 04.00-10;oo

Goobta: Ak rector park

community center

UB5 6DT

Wixii faafaahin oo dheeraad ah waxaad kala xariiri-kartaan talefoonada:

Anab Haji Husein         Tel: 0784609844

Saharo Cabdi Muse     Tel: 07951468897

Faisa M.Artan Boos     Tel: 07943224924