Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

C.Itoobiya aagagi ay Kaga Jireen Difacoodo Jidka 30ka oo ka Baxay iyo Meydad Halkaas lagu Arkay

Sunday - March 9, 2008

 Mogadisho- Kadib markii ciidamada itoobiyaanka ay ka baxeen aagagi ay kaga jireen difaaca wadada sodonka, Waxaa isla markiiba Bilaabmay dadaalo lagu soo aruurinayo, laguna aasayo dadkii ku geeriyoodey dagaalo dhowaan ka dhacay wadada sodonka ee magaalada Muqdisho.