Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Suuqa Bakaaraha oo Xasilooni Daro la liclicaya

Sunday - March 9, 2008

Mogadisho- Warar kala duwan oo suuqaas laga soo sheegayo aya ka deyrinaya in suuqaas u la liclicayo qas iyo nabadgalyo xumo, waxaana la tilmaamaya in qaybo ka mid ah suuqaas u xalay ka dhacay dagaalo ay isaga horyimaadeen kooxo hubeysan iyo booliska halkaas la geeyey.