Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Gobolka Gedo oo Abaar Xun ku Habsatay

Sunday - March 9, 2008

Garbaharey- Wararka ka imaanaya gobolka gedo gaar ahaan degmooyinkiisa garbaharey, luuq  dolow, celwaaq iyo beled xaawo aya la sheegaya in abaaro xun xun ay halkaas ka jiraan oo noloshi dadka ay halis ku jirto waxaabse la tilmaamaya in hadda ay gaajada iyo oonka ay dadka trabtarab ugu dhimanayaan.