Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Madaxwene C/laahi iyo R/W Nuur Cade oo Isku afgartay habka dibu heshisiinta iyo Nabada

Saturday - March 8, 2008

Mogadisho- Wararka kala duwan oo aan ka soo xiganay rag ka agdhaw masuu'liinta sare ee dalka aya shaaca ka qaaday in madaxda sare ee dawlada gaar ahaan madaxweynaha iyo raiisal wasaaraha ay fikirka wada xaajoodka iyo habka loo marayo ay isla garteen kadib markii u soo kala dhex galay madmadow aragtiyeed oo baraf ka dhigay wadashaqyntoodi.