Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Taliyaha C. Booliska Gen. Cabdi Qaybdiid oo Kormeery Suuqa Bakaaraha

Saturday - March 8, 2008

 Mogadisho- Generaal Cabdi Xasan Cawaale( qaybdiid) taliyaha booliska qaranka ee soomaaliya aya saacdo badan ku lumiyey kormeer u ku sameeynayey suuqaas isagoo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan ciidankiisa oo hawlgalo nabadgalyo ka wada suuqaas, jeneralkaas oo u kurgalayey hab u socodka shaqada booliska waxuu indhihiisa ku soo arkay qaabka ay ciidamadiisa u hawlgalyaan