Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Afar Saldhig Ciidan Boolis oo loo Sameeyey Suuqa Bakaaraha

Friday - March 7, 2008

Mogadisho- Masuu'liinta Amniga Magalada Mogadisho oo beryahaan dambe fooda iskula jiray muran la xariira habka sugida amniga suuqa bakaaraha aya murankoodi iyo doododi ku soo gabagabeeyey in tijaabo ahaan laga saaro ciidamada milatariga suuqa gudihiisa laguna badalo ciidama boliis oo afar saldhig ka sameeysta gudaha suuqaas, hasa ahaate la isla meel dhigay in ciidamada milatariga ay heegan ku ahaadan aagaga ku meersan suuqa oo marna ay soo faragalin ganacsiga suuqa.