Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Suuqyadi Hore ee Xamar oo DIB logu Noqday

Wednesday - March 5, 2008

Mogadisho- Wararka noga imaanaya mogdisho aya sheegaya in ganacsatadi mogdisho ay dib ugu laabteen suuqyadi hore ee xamar sida suuqi xamar weyne iyo siinay,waxana la sheegaya in si xad dhaaf ah loogu mitdiyo helitaanka ka ganacsiga suuqaas oo badankood hada ay durbaba camirmeen.