Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Kooxda AL-Shabaab oo ku Gacanseyrtay Nabad

Wednesday - March 5, 2008

Mogadisho- kooxihi ka tirsana maxkamadihi mid ka mid ah oo la magac baxay al- shabaab horayna loga adkaaday magalada mogdisho kana mid ah kooxaha ka soo horjeeda dawlada federaalka ayaa shaaca ka qaaday in waqtiyadaan iyo wax u dhaw ayen wax heshiis ah la galeyn dawlada fedaraalka.