Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

R/W Nuur Cade oo u Yeertay Xildhibaanada Hawiye

Tuesday - March 4, 2008

Mogadisho- Wararka ka imaanaya xarunta raisal wasaaraha soomaaliya mudane nuur cade aya sheegaya inu waayahaan dambe baadi goob ugu jiro sid nabad loga dhalinlahaa dawladda iyo kooxaha ka soo horjeeda siiba mashaqada ka aloosan suuqa bakaaraha, waxuuna geed dheer iyo geed gaabanba u fuulay sidi xal arintaas loogu heli lahaa.