Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dowlada KMG ah iyo Mucaaradka oo wada hadalo hoose u socdaan

Saturday - March 1, 2008

Mas'uul ka tirsan Dowlada KMG ah ee Somalia ayaa shaaca ka qaaday inay socdaan wada hadalo u dhaxeeya DF iyo Mucaaradka Asmara saldhiga u yahay. Mas'uulkaan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa Saxaafada u sheegay inay wada hadaloo lagu yeeshay khadka Telefoonka isla markaana Dowlada KMG ah u matalayaan mas'uuliyiin uu horkacayo Ra'iisul-wasaare Nuur Xasan Xuseen "Nuur Caddde".