Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Madaxweyne Cabdilaahi Yuusuf oo ka hadlay wax qabadka dowladiisa inta ay jirtay.

Saturday - March 1, 2008

Madaxweynaha Dowlada KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed ayaa ka hadlay wax qabadka dowladiisa oo muddo ka jirtay dalka Somalia. Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladiisa ay waxyaabo badan ka qabatay dalka Somalia gaar ahaan magaalada Muqdisho.